Maxkamad xukuntay Saraakiil Kenyan ah oo loo heystay dilka haweeney Soomaali ah

Maxkamadda Sare ee magaalada Garissa gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa toban sano oo xabsi ah ku xukuntay labo sarkaal oo booliiska Kenya ka tirsan. Saraakiishan ayaa lagu helay inay saddex sano ka hor ku dileen degaanka Ramu ee Ismaamulka Mandheera Cabdiya Cumar Aadan oo aheyd haweeney Soomaali ah Denis Langat iyo Kennedy Okuli ayaa markii uu … Continue reading Maxkamad xukuntay Saraakiil Kenyan ah oo loo heystay dilka haweeney Soomaali ah